Author Topic: Su'aal: Gacan murqacasho?  (Read 3455 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Khadar55

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Gacan murqacasho?
« on: May 08, 2015, 01:53:50 PM »
Asc wr wb walalayaal suaal aya qaba suaashaydana waa sidan gacanta ilaabmatay ano kubad ciyarayo xusulka ayaa dhulka igalay kadib xusulka harerihisa ayaa sacado kadib ika so bararay gacanta fidiskeda iyo laabiskeda labadaba marka samenayo xanun wayn aa darema 
1 maxa bararkaas ika daji karo aa ku sameya
2 maxa xanunkas ika baabi i karo dawoyin ama wax kale dabiici eh




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Gacan murqacasho?
« Reply #1 on: May 11, 2015, 01:46:54 PM »
Khadar, sida ugu dhakhsiyaha badan ugu tag takhtar si laguu saaro raajo ama sawir suxulka ah.
Maxaayeelay, suxulka wuxuu ka mid yahay meelaha si sahlan tarar ama fiiq u gaari karo, waana in aad tarar ama jab ka shakisaa haddii aad isku aragtid in gacanta aadan laabi karin ama fidin karin, barar iyo xanuune ay leedahay 24 saac ka dib markii ay jugta ku gaartay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Gacan Xanuun iyo Astaamaha uu leeyahay Carpal Tunnel Syndrome?

Started by RaaliyoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23213
Last post January 11, 2011, 10:28:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa i haya xanuun oo ah lug iyo gacan?

Started by Ayuup isdaboolBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3484
Last post January 09, 2017, 04:39:06 PM
by SomaliDoc