Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aa: Maxuu sawirka raajada qofka yeeli karaa?

(1/1)

Abdi Axmed:
max uu sawirku qofka yeelikara sawirka x= reyga

SomaliDoc:
Raajada ama sawirka jirka waxyeello jirka uma gaysto haddii aanan muddo dheer oo isku xigxiga shucaaca raajada jirkiisa gaarto, waxyeellada waxay noqon kartaa kansar maqaarka ah inkastoo fursadda in kansar raajada laga qaado ay aad u yartahay, u baahnaanshaha raajada uu takhtarka kuu dirayo iyo inta jeer lagu saarayo isagaa kuu xaddidi doono waana lagu kala duawanaan karaa.
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan raajada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1841.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version