Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sidee lagu xalliyaa raadka Siigeysiga?

(1/1)

Saleeban Axmed:
wllo jasaakalaah khayr
  wll waan siigaysan jiray qoraalo badan oo xagiinaan markaan akhristy waan ka wantoobay markaa lkn raad ayay ugu yeelaty waxaa kamida biyaha oo iska yimaada markaan saxaroonayo xiniinyo xanuuun diirkii oo ku dhagy xiniintiiii permanant ejaculaton kana iyadaa sababta markaaa wllo maxaa xal ah sideense sidaydii hore ku soo noqon karaaa mida kale ma dhalays ma noqon karaaaa

SomaliDoc:
Fadlan halkaan akhriso raadka siigada sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version