Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Burushka lagu cadaydo ilkaha dhibaato miyuu u gaysan karaa?

(1/1)

Maxammed Siciid Axmed:
ASC dhammaan  bahda Somali medical forum waan idin salaamay
waxaan ku cadaydaaa daawada loo yaqaan colgate iyo cadayga la socda weliba waxaan raadsadaa cadayba cadayga uu ka jilicsanyahay marka dadka qaar baaa ii sheega inay dhibaato leedahay, lkn aniga wax dhibaaato ah hadeer iguma hayso
waad mahadsantihiin dhamaan dhakhaatiirta sharafta leh

SomaliDoc:
Wax dhibaato ah ma keento cadayga burushka ah iyo daawada la socoto intaba...

Navigation

[0] Message Index

Go to full version