Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sidee loo daaweeyaa baabasiirka iyo haaraha wejiga?

(1/1)

Iimaan:
]Sidee la isaga daaweeyaa baabasiirka?
Sidee laisaga daaweeyaa haaraha wejiga gala?

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Baabasiirka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisataa qoraal ku saabsan: Findoobka ama Haaraha wajiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html
Haddii su'aal ama faahfaahin u baahan tahay noo soo gudbi.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version