Author Topic: Su'aal: ku saabsan qeybaha dambe ee jirka?  (Read 4126 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hussein Aadan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: ku saabsan qeybaha dambe ee jirka?
« on: May 11, 2015, 06:17:00 PM »
Asc digtore waxaa rabaa in jwab la iga siiyo su,aashayda .

Waxaa ahay nin dhalin yara oo shaqeesta nasiinadayda wee yar tahay.
Markaa seexdo habeenkii oo soo kaco subaxdii waxaa soo kacaa anoo qaarka.dambe asoo ixanuunaayo markaa aalmiito sameeyo xoogaa waayara fiicnaana .xanuunkaana waxaa dareemaa ku kudhawaad 2 sano maxaa  usababa ?mhdsnidiiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: ku saabsan qeybaha dambe ee jirka?
« Reply #1 on: May 16, 2015, 05:48:58 PM »
Qaarka dambe halkuu kaa xanuunkaa, ma kalagoysyada mise murqaha? waana murqahee ma kuwa bowdada mise kuwa lugaha?
Ma cagaha ayaa ku xanuuna mise feylaha?
Wax barar miyaa jiro ama shangar laabatooyinka ah?
Howshaada istaag may u badan tahay mise socod dheer ayaa ku jiro?
Ma jiraa xanuun xagga seedaha ama lafaha ee qoys ahaan aad qabtaan?

Fadlan warbixin badan ayaan kaaga baahanahay si aan kuula taliyo...
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Walal qoorta infection maku dhacaa ? Hadii uu ku dhacase dhibato ma ukeena jirka kale waa maxase cal

Started by TuuraqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 20963
Last post February 18, 2011, 08:44:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan gooryaanka caloosha iyo wax yeelada uu ugeeysto qofka qabo?

Started by DeeriusBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 28244
Last post October 27, 2012, 09:40:12 PM
by SomaliDoc
Warbixin guud oo ku saabsan waxbarashada ee dalka masar:

Started by Dr.HabiibBoard I want to Study Medicine

Replies: 0
Views: 24703
Last post September 04, 2011, 04:19:01 AM
by Dr.Habiib
Su'aal ku saabsan xubinta taranka raga iyo yiridka?

Started by AadaarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 20314
Last post October 02, 2010, 08:11:06 AM
by SomaliDoc
Su'aalo ku saabsan siigeysiga iyo finanka wajiga?

Started by SeidBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 49220
Last post February 24, 2011, 10:54:29 AM
by SomaliDoc