Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
SU'AAL: DHAKHTAR ENT AH MA II TILMAAMI KARTAAN?
Alkaraar:
WALAALAHA MULIMIINTA AH WAXAAN KA CODSANAYAA HADII AY GARANAYAAN GAYIGA SOOMAALIDA DHAKHTAR ENT AH AMA DHAGAHA KHAAS U AH MEEL UU KU YAALLO IN AY TILMAAMAAN MAHADSANIDIIN
SomaliDoc:
Fadlan noo sheeg meesha aad dagan tahay iyo magaalada kuu dhow.
Alkaraar:
waxaan dagganahay magaalada jigjiga ee caasimadda dawlad deegaanka soomaalida itoobiya.
SomaliDoc:
Jigjiga, kama garanayo takhtar E.N.T ah ee halkee ayaad u aadi kartaa takhtar?,
Halkee ayaa kuu sahlan Addis Ababa ama Hargeisa/Borama?
Alkaraar:
walaal addis ababa ayaan aadi karaa marka halkeen ugu hagaagaa dhakhtarkaasi ciwaankiisa ma i siin kartaa wll KHAYR ALLAHA KU SIIYO CAAWINTA AAD I CAAWINAYSANA
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
Go to full version