Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa i xanuunayso qaybta hoose ee xiniinyaha?
(1/1)
Saleeban Axmed:
wllo waxaaa i xanuuna qayba hoose ee xiniinyaha ka hooseeeya ila caloosha wa xanuun isku xidhan mar mar aad iyo aadby u xanuuntaaa markaaa markaa ma ucduurbaa waa maxay
SomaliDoc:
Xanuun caloosha qeybteeda hoose waxyaabo badan ayaa keeni kara, xanuunadaas qaar way u daadagi karaan xaniinyaha ama qeybaha ka hooseeyo intaba.
Maadaama cabashadaada aysan xadidneyn waxaa habboon in aad aragto dhakhtar guud si uu baaris kuugu sameeyo, xanuunka qaabka aad u tilmaantay laguma ogaan karo waxa ku hayo.
Fadlan halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan xanuunada keeni karo astaamaha aad tilmaantay:
1- Caabuka kaadi mareenka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html
2- Caabuqa qanjirka borostaatada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html
Qasab ma ahan in labadaa xanuun kaliya ay noqon karaan waxyaabaha aad ka cabanayso ee la xiriir takhtar.
Saleeban Axmed:
adba u mahdsantihiin wllo dhaqaatiirta jasalakah khyr wllo waxan doonayaa in layga jawaabo cuntoooyinka markaan khaastan local food garawga galayda calooshydu cuntooyunkaa qaarebyna dheefshiiidin a oo iyadoo caadiya iga sooo dhcdaaaa markaan saxaronayo mida kale wllo mxn ku xoojiyaaa awooda jidhkyga dhinic walba hadii ay noqoto fahnka qaybka,dhinaca awooda jiddka iyo wll xubinyada taranka aadby u yartahay mxn ku wayneeyaaa
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qroaal ku saabsan dheefshiid xumada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html
Midda kale haddii aad doonaysid in aad wanaajisid caafimaadkaaga guud, ka faa'idayso talooyinkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,238.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version