Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhakhaatiirta taleefan maka soo wici karaa?
(1/1)
Young:
waxaan qabaa su'aal aan telfoonka inan kuala wadaago dhaqaatiirta rabo hadaad uu suuraligalineysaan oo qoraal kaliya aankaga kaaftoomi karin sidaasi darted telka dhaqaatirka emailkan iigu soo dira cabdixakiin141@gmail.com mahadsanidiin
SomaliDoc:
@Young, fadlan halkaan ku soo gudbiso su'aalahaaga waa lagaaga jawaabi doonaa, wixii faahfaahin lagaaga baahdane isla halkaan ayaa lagaa waydiin doonaa insha'llah.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version