Author Topic: Su'aal: Waxtarka iyo dhibaatada maraqa iyo beerka xoolaha?  (Read 6674 times)

0 Members and 4 Guests are viewing this topic.

Offline Saleeban Axmed

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 26
  • Points: +0/-0
jasaaklah khayr waxan doonayaa in layga jaahil saaro  faaidad iyo faaidado darrada maraga(suop) iyo beerka xoolalha( animal liver) keebaa ugu wanagsan  side effect yar leh




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxtarka iyo dhibaatada maraqa iyo beerka xoolaha?
« Reply #1 on: May 23, 2015, 04:08:05 PM »
Maraqa iyo beerka xoolaha waa waxyaabaha ugu badan ee laga helo maadada borotiinka, waxay muhiim u tahay korriinka jirka, kobcidda murqaha iyo lafaha, waxaa kaloo alga helaa walxo badan oo isugu jira bir, fitamiinno, kaalsiyam iyo waxyaabo kale oo badan oo halkaan aan lagu soo koobi karin.

Ma lahan waxyeello haddii aad caafimaad qabto, haddii aad jiran tahay oo cunnooyinka qaar lagaa joojiyay kala tasho takhtarkaaga.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Sida loo yareen karo dhibaatada cudrka sonkurta?

Started by QaysBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5567
Last post June 09, 2011, 10:37:51 PM
by SomaliDoc
Iska Hubi In Aad Qabto Dhibaatada Borostaatada!

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Qaliinka

Replies: 0
Views: 63519
Last post March 07, 2011, 07:04:22 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhibaatada tramadol ma laga bogsan karaa?.

Started by Somali_NabadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 2866
Last post January 13, 2020, 02:04:30 PM
by Somali_Nabad
Dhibaatada Daawooyinka Loos Isticmaalo Gym-ka.

Started by Hassan BileBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 52685
Last post January 29, 2017, 07:44:09 PM
by Gurey123
Dhibaatada Daawooyinka La Isku Caateeyo..!

Started by Hibaq11Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 31481
Last post January 22, 2016, 09:08:14 PM
by SomaliDoc