Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: maxaa keena inuu afka uro?
(1/1)
Ayaan Maxamad:
smc waxan raba inan ogado ilma yar oo sanad iyo badh jira ayuu afku ura marka maxa kenay balse sidee lo dawen kara wad mahad san tihin
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaab ku saabsan Af-urka caruurta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5419.0.html
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisataa qoraal guud oo ku saabsan Af-qurunka noocyadiisa kala duwan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html
Ayaan Maxamad:
smc walalo aad bad umahadsan tihin walalo ilmah yar saxarada ku dhagan ila 6 bilod dhaqatir badan ban ugeyay waxay ishegen afka uraya waxa kenay waa saxarada ku dhagan mana xarto ila dawoyin aan siyo marka walalo tas maa keni karta af urka maxad se ugula talinaysan wad mahsan tahay walal
SomaliDoc:
Haddii cillad xagga dheefshiidka uu jiro, saxaro adayg iyo af-ur wuu keeni karaa, laakiin macnaheeda maahan saxaradii ayaa ku xirantay qofka oo meel ay ka baxdo ayay waysay oo urkii ayaa afka dhinaciisa soo aaday!!
Halkaan ka akhriso qoraal ku aadan: saxaro-adeygga iyo calool-fadhiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,380.0.html
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisataa qoraal ku saabsan dheefshiid xumada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version