Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dibiro joogto ah iyo daaco aan kala go' lahayn?
(1/1)
Gaashaan_2:
Asc dr salaam kadib dr waxan kacabanayaa dibiro joogtaa iyo daaco aan kala go,lahayn aaryo ku dhex wareegaysa caloosha iyo laabta oo had iyo jeer aad moodo in aan naxsanahay sideeda oo kle ii ah
xanuunkaas waan garan wayay wali lama xidhiidhin wax dhkhtar ah cabashadayda uGu wayna waa Daaco joogtaa oo waliba mararka qaar aad moodo in aanan is xakamayn Karin oo aan anigu iska raadinayo taana waxaa sabab u ah dhanka laabta oo aad oo moodo had iyo jeer inaan naxsanahay
waad mahadsantihiin dhamaan bahda page kan somalidoc.com
SomaliDoc:
Dibbiro iyo daaco joogto ah waxay astaan u tahay dheef-shiid xumo, ee halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunkaaga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version