Author Topic: Su'aal: Nusqaanka aragtida fog iyo tan dhow?  (Read 4396 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdi21

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 65
  • Points: +0/-0
Su'aal: Nusqaanka aragtida fog iyo tan dhow?
« on: June 08, 2015, 03:48:14 PM »
salaad aad u qiimo badan kadib walahayga maxa lagu gartaa calaamado aragtida ineey naaqustay waxan maalmahaan isku arkaa inaan qoraka xoogaa iga fog aanan aqrin karin maxaase lagu soo celin karaa araga fog aragtidayda dhow waa caadi waxana aad u isticmalaa mobile phone ka




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Nusqaanka aragtida fog iyo tan dhow?
« Reply #1 on: June 10, 2015, 01:27:49 AM »
Abdi21, Waxaad u baahan tahay qoraalkaan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,962.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: