Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keena ina xiniinta bidix ka yaraato ta midig?
(1/1)
A/qadir Abdi:
Asc walal maxa keena kala waynaanshaha ay kala waynyihiin labada xiniinyood siiba ta bidix oo ka yar ta midig ?
SomaliDoc:
Fadlan Jawaabtaan akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4497.0.html
Haddii aad sii qabtid su'aalo kale ama faahfaahin aad u baahan tahay nagu soo laabo.
A/qadir Abdi:
Dr xinintayda bidix way ka yara dheertahay ta midig xididaduna way isku yara urur sanyihiin oo waan dareemi karaa markaan taabto lakin wax xanuuna iguma hayso wax barar ahina ma jiro maalintii marka aan nolol malmedkayga cadiga ah ku jiro labada xinonyodba way isku ururaan lakin markaan seexdo ama aan jiifsado waa ay kala baxaan oo scortum ka ayaa dheeraada markaa dr ma voricocele ayaa mise waa wax kale ma se la dawayn karaa qaliin la;aan
SomaliDoc:
Waxay ii la egtahay cillad xididada aroriyaasha dhiigga oo loo yaqaanno "Varicocele" ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456
Navigation
[0] Message Index
Go to full version