Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xanuunka xiiinyaha ku dhaca ee Varicocele?
(1/1)
Khaalid Yusuf:
Asc wan salamay dhakhaatirta waxan qabaa su,aal xanuunka ku dhaca xiniinya ee varicocela ka yimaada qulqulka dhiiga xididada oo sifican u shaqayn wayey hadii uu qofka ku dhaco maxay dawadiisu tahay oo soo loo dabiibaa oo ugu fudud oo dhakhtarku qofka qaba ku caawinkaraa mase laga bogsoodaa laga caafimaadaa?
biyaha ragana xawada ayuu dilaa taas macna heedu ma inuusan ninku waxba dhalayn miyaa waligi fadlan iiga soojawaaba alle ha idinla jiro?
SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan "Varicocele": http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html
Haddii aad qabtid su'aalo dheeraad ah, waad na soo waydiin kartaa.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version