Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Biyaha oo iska yimaado madhalaysnimo ma keentaa?

(1/1)

Saleeban Axmed:
thanks alxdulidlaah wllo adbaa u mahdsatihiin khayr badan all haydin siiyo dhamaan dhqaatiirta ku hawlan u adeegida dadkooda wllo wan aqristy qoraalo ku saabsan biyaha oo iska imaada ama prostate glnaka oo caabuq ku yimaado markaa hadiii aanan awoodin inaan dhaqtr tago samaayn caafimmmad maygu yeelan kartaaa se hadhaw ma dhalays ma ku noqon karaaaa

SomaliDoc:
Haddii aad ka wadid biyaha iga imaanayo ma dhic kartaa inay yaraadaan ama joogsadaan oo sidaa madhalaysnimo ku imaato? jawaabtu waa maya, laakiin haddii ay jirto cillada keenayso in ay shahwada iska timaado way dhici kartaa in cilladaas ay dhaawac gaarsiiso unugyada shahwada soo saaro sidaasne saameyn u gaarsiiso madhalaysnimada.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version