Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Nusqaanka aragtida fog iyo tan dhow?
(1/1)
Abdi21:
salaad aad u qiimo badan kadib walahayga maxa lagu gartaa calaamado aragtida ineey naaqustay waxan maalmahaan isku arkaa inaan qoraka xoogaa iga fog aanan aqrin karin maxaase lagu soo celin karaa araga fog aragtidayda dhow waa caadi waxana aad u isticmalaa mobile phone ka
SomaliDoc:
Abdi21, Waxaad u baahan tahay qoraalkaan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,962.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version