Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Afshirka see uga baxaa, maxaasa u daawa ah?

(1/1)

Saynab:
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakatahu  waxan raba inan ogado afqarmunka ama loyaqano afshirka waxa sababa   iyo dhunta oo shiir kasobaxo , cunaha oo aan isku arko waxcadcad gudaha fadlan isoshaga dawadisa iyo sida aan iskaga dawayo fadlan dhakhtar wadna mahad Santihin.  :(

SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhriso waxa Af-shiirka uu yahay iyo waxa keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html
Waxa cadcad oo qarmuun oo aad cunaha ku aragtayne, halkaan ka ogow waxa ay yihiin: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version