Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wax ma urin kari?

(1/1)

Baasaale1515:
Waxaa iga lumay dareemaha wax urinta ee Sanka
Sidee lagu daweeyn karaaa?

SomaliDoc:
Haddii ay dareenka urintaada uu fiicnaan jiray, waxa ugu badan ee tagsiiya waa cudurkaan ee halkaan ka baro: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5636.0.html

Haddii aysan jirin cillad caabuq sanqada ah, fadlan la xiriir takhtar E.N.T oo ku taqasusay cunaha iyo sanka si uu baaritaan kuugu sameeyo.

Baasaale1515:
Aadban ugu qancay warbixinta an aqristay ee ad iitilmaanteen
Mahadsanidin

Navigation

[0] Message Index

Go to full version