Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay cudurka SCIATICA NERVE?
(1/1)
Eebaale1:
Waxaa xanuun hayaa Xaaskayga muddo sanad ku dhow, waxaan ku sameeyey baaritaan aakhiritaakii waxaa la saaray SCAN X-REY waxa ku sheegeen wax u ege Sciatica Nerne(Waxaa xanuunaya Nervaha lugta bidix laga soo bilabo Sinta Nuulka) waa la qabanaaya mudu saacado ah waana la siidaynayaan Dhakhtarkii xanuun baabi iye kaliya ayuu soo qoray).
Waxaan u baahanay taladiina.
Madsanidiin.
eebaale1
SomaliDoc:
Ka Faa'idayso qoraalkaan ku saabsan Su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version