Author Topic: Su'aal ku saabsan qaadashada multivitamins ka raga.?  (Read 3283 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Aliyare144

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal ku saabsan qaadashada multivitamins ka raga.?
« on: June 15, 2015, 02:52:56 AM »
malaga yaaba in ay wax dhibaato ah kuukeeno qaadashada kaniiniyaasha multivitamins ka adigoo wax dhibaato ah qabin?
sidookale, hadii  jirkaada daciifnimo ama tabar daro aad dareentid, miyuu ku caawin karaa si tamar buuxda jirkaadu u helo?
waad mahadsantihiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal ku saabsan qaadashada multivitamins ka raga.?
« Reply #1 on: June 17, 2015, 11:21:07 PM »
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5769.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?

Started by Maxamed1969Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 19033
Last post August 13, 2010, 03:34:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan gooryaanka caloosha iyo wax yeelada uu ugeeysto qofka qabo?

Started by DeeriusBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 28234
Last post October 27, 2012, 09:40:12 PM
by SomaliDoc
Warbixin guud oo ku saabsan waxbarashada ee dalka masar:

Started by Dr.HabiibBoard I want to Study Medicine

Replies: 0
Views: 24681
Last post September 04, 2011, 04:19:01 AM
by Dr.Habiib
Su'aalo ku saabsan siigeysiga iyo finanka wajiga?

Started by SeidBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 49209
Last post February 24, 2011, 10:54:29 AM
by SomaliDoc
Su'aalo: ku saabsan gaaska iyo kuwa kale?

Started by Khaalid YusufBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 16439
Last post January 02, 2013, 08:04:56 PM
by SomaliDoc