Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal ku saabsan qaadashada multivitamins ka raga.?
(1/1)
Aliyare144:
malaga yaaba in ay wax dhibaato ah kuukeeno qaadashada kaniiniyaasha multivitamins ka adigoo wax dhibaato ah qabin?
sidookale, hadii jirkaada daciifnimo ama tabar daro aad dareentid, miyuu ku caawin karaa si tamar buuxda jirkaadu u helo?
waad mahadsantihiin.
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5769.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version