Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Siigada hadaan iska badin ma qatar bay leedahay?
(1/1)
Cali Asaaro:
asc somdoc salaam ka dib waxaan rabaa inaan ogaado siigada hadaan iska badin oon week mar siigaysto tusaale ahaan markay igu bataan biyaha xiligaasna uma baahna in la qasbo oo iyagaaba u baahan inee soo baxaan , marka wax dhib ah miyaa ku jira hadaan sameeyo markaas oo aan awoodo inaan iskontarooli karo week mar iska saaro biyaha tnks.
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso dhibaatooyinka siigeysiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version