Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Quunka ayaa i xanuuna?

(1/1)

Hibaq11:
asc wan idin salamay dhaman dhakhatiirta wadana mahadsantihiin sida aad no cawineysan illahey qeyr janno ha idunkugu badalo abaalkiina ma gudi karo salan kadib waxan raba dhakhtarka inan weydiiyo
qun xanuunka aniga qunka ayaa i xanuuno wana bararanyahay wax cad oo urbadana weykaso go an mararka qaarkood neefta iyo candhufta xita wey urta dhaqtar wan tagay waxuu igu dhahay walaga goynaya ana wanka diiday kadib wax uu iso qoray dawiyin anti biotic wanku roonaday hada wey ugu soo kacen waxan leyahay jir xanuun iyo caga hur wana cayilanahay qun bes miya mise waa cabukha ku dhaca qanjirada dhunta thanks doctor 

SomaliDoc:
Waxa cad oo uraayo oo subaxii aad tuftid, quun xanuunka iyo af-shiirka intaba way isla socdaan ee labadaan qoraal ka faa'idayso talooyinka ku qoran:
1- Quunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html
2- Afshiirka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version