Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cudurka Neefta ma la kala qaadaa?
(1/1)
Hibaq11:
waxan raba inan ogado cudurka neefta mala kala qada hadii ninkeyga uu qabo neefta maka qaadi karo thanks
SomaliDoc:
Neefta ma ahan cudurrada faafa ee la kala qaado sida tiibishada oo kale, laakiin waa la dhaxli karaa.
Waa laga yaabaa caruurtiinna inay neef ku dhashaan, laakiin adiga kama qaadaysid ninkaaga.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Neeft/Xiiqda: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,351.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version