Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Mooska oo la badsado cudurka macaanka ma keeni karaa?
(1/1)
Cali Asaaro:
asc ramadaan kariim somalidoc salaan ka dib waxaan idiin waydiinaa mooska amaa muuska hadaan badsado ma i keeni karaa cudurka macaanka ama diabets tnks
SomaliDoc:
Mooska waad cuni kartaa laakiin qiyaas waa in aad ku cuntaa, waxayna ku xiran tahay heerka sonkortaada iyo sida aad u kontaroosho intaba.
Waxaa habboon in aad takhtarkaaga kala tashatid in aad cuni kartid iyo inta aad ka cunaysid maadaama uu heerka sonkortaada uu la socdo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version