Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Daaco joogta ah waqti walba?

(1/1)

Baasaale1515:
Wiil ila dhashtay aa waxan ku arkay daac joogta ah waqti walbo xitaa waqtiga uu gaajesan yahay ama waqtiga uu dheregsan yahay, xanun jiro miyaa? Daawo ma lee yahay?

SomaliDoc:
Fadlan qoraalkaan ka akhriso cilladaan iyo wixii talo ku aadan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version