Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhididka faraha badan ee gacmaha iyo lugaha?

(1/1)

Abdiftahali:
Asc Ugu horeen  walalayal su'ashan waa su'al aad muhiim iigu ah dhaqatiirta kheyr allaha siiyo waxaan rabaa inaan waydiiyo dhididka faraha badan gacmaha lugaha mararka qaar wajoga oon xili Ku xerneen qabow iyo kuleel xiliwalbo  iskumid ayay iga soconayaan arinkaan dhibato Wayne ayuy igu haysa dariq walbo oo aan kucaafimadayo waan sameeynaya waxa ula jeda midas dadka qar waxay ii shegen mararka qar daawadu inay noqon karto qaliin waad mahadsantihiin

SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhriso qroaal ka jawaabayo su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version