Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Jidhkayga khaasatan lafahayga ma koraan?

(1/1)

Saleeban Axmed:
asc thnks dhamantid ramadan kreem wll waxaan doonayaaa ninyahaw  jidhkyga khaastan lafahayga ma koraaaan oo 5 sano ka hor halky ahaayeen ayay hadan yihiiin iyolugahayga farahayga  dherer mooyaane iny koran oo waynaadan ma jirto gaardalaanbiyana wan leeyahay mrkaaa saamayn ma ku leedhay ooo hadaan iska soo daweeyo ma kri karaan lafahayga iyo xubnahaya jidhka khaastanxiniinyahayga iyoxubintyda tarankamhadsandiiin wllo khayr hela

SomaliDoc:
Saleebaan, halkaan ka akhriso oo ka baro waxa gaardalaambiyaha uu yahay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=837.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version