Author Topic: Su'aal: Haar madow oo ku taallo cajirada / bawdyaha?  (Read 4968 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Manayer

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Haar madow oo ku taallo cajirada / bawdyaha?
« on: June 30, 2015, 02:42:20 AM »
Salaaam dhaman somali doctors , walaal waxaan inika codsanaya inad iga jahel bixisan waxan isku arkaa haar madow o ah sida in jug igu dhacday dhiig madow o kale inu fadhiyo cajirada/bawdyaha iyo gacma wana i damqanaysa hadi an taabto mana ahan wax jug igu so gaaray wana wax igu so noqnoqda mahadsanid ,




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Haar madow oo ku taallo cajirada / bawdyaha?
« Reply #1 on: July 03, 2015, 12:00:55 PM »
Waxay noqon gartaa dhiigbax maqaarka hoostiisa, waxaana keeni karo cillad dhinaca dhiig xinjirowga ah, fadlan dhakhtar la xiriir si baaritaan laguugu sameeyo.

Fadlan halkaan ka akhriso xanuunka ugu caansan ee keena dhiigbaxa maqaarka hoostiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5592.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: maxaa lagu baab'inkaraa meel gubatay oo reebatay madow?

Started by Somali BoyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 8034
Last post May 31, 2011, 12:46:19 AM
by Shenamic
Su'aal: Nabarka cad ee isha qeybta madow hosteda kasoo baxa?

Started by Abukar mohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5475
Last post November 20, 2018, 08:26:01 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhiig madow oo uskag la moodo?

Started by HodanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4079
Last post July 28, 2015, 10:10:46 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena xaakada madow?

Started by Umu- CaishaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3712
Last post January 21, 2016, 02:06:21 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Bar madow oo isha kaso baxday

Started by Fiabdik2014Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3777
Last post November 20, 2017, 05:20:28 PM
by Akhaa Binu Jowhari