Author Topic: Su'aal: Maxaa Sababa Cuncunka Minka/farjiga dumarka ?  (Read 22517 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mayusuf

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa Sababa Cuncunka Minka/farjiga dumarka ?
« on: July 05, 2015, 03:11:50 AM »
Waxaan ahay gabadh xaasa waxaan qabaa su'aal, waxaa jiro cuncun joogto ah oo iga haysto xubinta taranka cuncunka ma istaagayo ilaa aan biyo kulul ku istijaysto markaan, sidaa sameeyana wax xoogey buu iga go'naanayaa hadana dib ayuu ii bilaabayaa, cuncunka waa saayid waana inaan xoqaa xubinta hadii aanan iska ilaalina waxaan sababayaaba inaan garaafo gaadhsiiyo marmar dhiig keeni karta afka hore / dibnaha, cuncunka wuxuu si jira ilaa hoosta fog ee farjiga.

waxaan rajeynayaa jawaab waafiya, oo sheegeyso sababta keento, iyo waxa lagu daweyn karo.
dadeyda waa 25+, waxaanan ahay xaas cusub mudo bilo ah horena umaan lahaan jirin markaan inanata ahaa.




Offline Cali Asaaro

  • Newbie
  • *
  • Posts: 20
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Maxaa Sababa Cuncunka Minka/farjiga dumarka ?
« Reply #1 on: July 07, 2015, 08:22:06 AM »
Wcs walal  hadaan isku dayo suaashada jawaabteeda waxay tahay, waxaad tiri cuncunka maan lahaan jirin markaan inanta ahaa markaan guursaday ayaan isku arkay waliba aroos cusub ayaan ahay baad tiri ,marka siday ila tahay waxaan umalayna infection uu kaaga soo gudbay dhinaca odeygaaga  marka waxaan kuula talin lahaa inaad dhaqtar general medecine ah u wada tagtaan labadiina si uu idinka baaro infectoin ama waxa sababay cudurkaaga cfmd ayaan kuu rajaynaa.

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa Sababa Cuncunka Minka/farjiga dumarka ?
« Reply #2 on: July 08, 2015, 04:39:13 PM »
Cuncunka farjiga wuxuu calaamad u yahay infekshanka ku dhaca cawarada ama xubnaha la xiriiro sidaa awgeed waa muhiim in aad dhakhtar u tagtid si baaritaanno laguugu sameeyo, halkaan ka akhriso waxa infekshanka keeno iyo sida looga fogaado: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 55896
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 162205
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 106902
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 57912
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 62233
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig