Author Topic: Su'aal: Xaaskeyga uur ma yeelan, Sababtu ma noqon kartaa?  (Read 3760 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Dhoore12

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xaaskeyga uur ma yeelan, Sababtu ma noqon kartaa?
« on: July 08, 2015, 09:29:31 PM »
mar alla marka aan xaaskeyga u tago ee aan biyaha tuuro markaan ka sii kacayo dhamaaan biyaha wey isoo raacayaan oo dakarka ayey soo raacayaan waxaan is qabnaa mudo 6 bil ah welina xaaskeyga uur ma yeelan wax saameyn ah miyey igu yeelan kartaa arintaaas? mise qeyb uun wey ku hareysaaa?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xaaskeyga uur ma yeelan, Sababtu ma noqon kartaa?
« Reply #1 on: July 12, 2015, 01:51:19 PM »
Horay ayaan uga jawaabnay su'aalo tan la mid ah, waa dabiici in biyahaagii ay haweentu dib uga soo daataan, mana ku xerno uur qaadis la'aanta, halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada oo faahfaahsan:
1- Su'aal: Shahwada inee bananka uso daadato markasto, dabiici miyaa?
2- Su'aal: Biyahii aan ku shubay gabadha ay soo celinaysaa?
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Cabidda Shaaha Iyo Biyaha Cusbada Laga saray Makeni Kartaa Kaadi Xannun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18753
Last post August 08, 2011, 07:55:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhibaato intee le'eg ayay keeni kartaa Cirbada Barida laysaga dhufto?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8817
Last post November 21, 2011, 10:18:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Yaraanta xubinta taranka ragu wax ma u dhimi kartaa wada noolaanshaha

Started by BarkhatBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 9
Views: 30715
Last post October 12, 2015, 05:51:42 PM
by Ayanleh
SU'AAL: DHIB INTEE LEEG AYEY KEENSAN KARTAA HURDO LA AANTU?

Started by NoahmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6713
Last post April 10, 2016, 11:04:12 PM
by SomaliDoc
Kolba-aariyada makeeni kartaa inay maskaxda waxyeesho?

Started by BarkhatBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 21209
Last post May 29, 2009, 08:18:27 PM
by SomaliDoc