Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: maxaa keeno cudurka indho xanunka jogtada ah?

(1/1)

Siman99:
aad ayaa u mahadsnthy doctor mahadcelin kadib maxaakeeno cudurka indho xanunka jogtada ah markasto oo indhaha ku xanunan Cuncun badan aqriski oo u Jedin marmarka qar?  jawaba niga suga insha allah

SomaliDoc:
Cuncun iyo indho xanuun joogto ah, oo aad dhibsanaysid dabeesha iyo qoraxda.
Aragga oo caad kaa fuulo marmarka qaar oo aadan safiican wax u arki karin.
Indhaha oo gaduuto markii ay ku cuncunaan ama barar baararka hoostooda ah.

Intaas koraba waxay calaamad u tahay daafka xajiinta ah "Allergic Conjunctivitis", halkaan ka akhriso jawaab aan ka bixinay su'aal tan la mid ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5764.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version