Author Topic: Su'aal: Xundhurta korkeeda wax baa ka buuran?  (Read 3366 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saleeban Axmed

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 26
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xundhurta korkeeda wax baa ka buuran?
« on: July 13, 2015, 09:24:47 PM »
thnks wad mahdsantihiiin dhaqaatiirta wll aaa in doonnyaa in lay sheego xundhurta korkeeda wax buuran oo gudahah oon taabn karo dareemna karo ayaa igu haysta markaa wllo waa maxay waxaaasi marmar xanuuna waa jiraaaa




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xundhurta korkeeda wax baa ka buuran?
« Reply #1 on: July 18, 2015, 03:02:52 PM »
Waxyaabo badan ayaa xundhurta korkeeda ka soo buuran karo marka waa muhiim in aad takhtar u tagtid si loo fiiryo waxa ay noqon karaan.
Waxay noqon kartaa cillad beerka ka socoto ama cillad ganaca ama mandhicirrada ah ama wax kale oo jirka ku soo kordhay intaba waa suuragal.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waxa jirta in xaaska labada kilkilo ay kasoo baxeen wax buuran oo la moodo fiix

Started by Warsame11Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3845
Last post March 29, 2023, 09:10:56 PM
by Milica_soomali
Su'aal: Waaa uu xoqaa inta u dhaxaysa labxada iyo xundhurta?

Started by Suldan10Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8017
Last post March 10, 2012, 01:57:03 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xundhurta hoosteeda waxan isku arkay timo?

Started by Duco qabtoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5595
Last post August 10, 2018, 02:36:44 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanun badan oo ah wareega xundhurta hoosteeda?

Started by Zamzam AbdirrahmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4120
Last post July 28, 2016, 04:04:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Wax buuran oo hilib camal ah ayaa ka soo baxo hoosteyda?

Started by SammiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10851
Last post November 10, 2012, 03:33:55 PM
by SomaliDoc