Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Jelqing ama milking ?
(1/1)
Ashom:
Asc . ciid wanaagsan 2015
Ugu horeeyn waxaa mahadsan Allah nasiiyay nimca kasto
Marka xigto waxaa mahadsan dhakhaatiirta
Su'aasheeyda waxeey tahay wax loo yaqaan jelqing ama milking .
Barnaamij kaas (jelqing) wax dhibaato ah makeeni karaa ? Hadoo keenase maxoo noqon karaa dhibaatadaas ama dhibkiisu waa nuucee?
Mase jiraa jelqing oo wax dhab ah ma yihiin oo dhakhaatiirtu baaris ku sameeysay?
5.5 inches waaye waxaan rabaa in aan ka dhigo 6.5
Ma iga caawin karaa jelqing?
Sababtoo ah marabo in aan isticmaalo dawo ama bam wax la mid ah
Thank you
SomaliDoc:
Ashom, halkaan ka akhriso labo qoraal ah oo ku saabsan su'aashaada:
1- Jelqing / Milking: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4072.0.html
2- Weynaynta xubinta taranka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html
Wixii su'aalo dheeraad ah markaa akhrisatid labadaas qoraal i soo waydii insha'llah.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version