Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xundhurta korkeeda wax baa ka buuran?
(1/1)
Saleeban Axmed:
thnks wad mahdsantihiiin dhaqaatiirta wll aaa in doonnyaa in lay sheego xundhurta korkeeda wax buuran oo gudahah oon taabn karo dareemna karo ayaa igu haysta markaa wllo waa maxay waxaaasi marmar xanuuna waa jiraaaa
SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa xundhurta korkeeda ka soo buuran karo marka waa muhiim in aad takhtar u tagtid si loo fiiryo waxa ay noqon karaan.
Waxay noqon kartaa cillad beerka ka socoto ama cillad ganaca ama mandhicirrada ah ama wax kale oo jirka ku soo kordhay intaba waa suuragal.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version