Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: waxaan qabaa neerfe ama xididada i xanuunayo?
Jaamac123:
asc dro waxaan qabaa xanuun muddo ihayey iganahay qaarka dambe xididada baowdyah iyo xaniin yaha qanjidhada lugaha dhabarka oo uusan kujirin lafah wax daawo ahna uma helin ilaa 12 sano maxan samayn karaa maxaad tala ahoo alysiin trakaa?
SomaliDoc:
Xanuunka ka sokow, ma dareemaysaa kabaabyo ama tabardarri lugaha ah?
Ma jirtaa in dhabarka jug kaa gaartay hadda ka hor?
kaadida ma ku xanuunjisaa ama ma ku gubtaa?
Qanjirrada ku yaalo meesha lugta ka laabanto ma ku bararsan yihiin?
Xiniinyaha ma is badaleen oo ma yaryaraadeen? Daqnasho maka dareentaa shuunleyda ama lafta bisiqda?
Dhabarka xanuun noocee ah ayaa ka dareentaa? Goorma ayuu kuugu daran yahay?
Maxaa daawo ahaan u qaadan jirtay maadaama aad xanuunsan tahay muddo 12 sano ah.
Fadlan su'aalahaas ka soo jawaab si aan fikrad uga qaadanno xanuunka ku hayo.
Jaamac123:
asc dr alle ayaa mahad iskaleh mahada xigta waxaa igamudansida wanaag sanee aad ii caawiseen ama aad ii hagteen haddaan u soolaamo su aalaha magaranayo wxa aan xasuusto oo jug ah oo iga gaartey dhabara waxan alyga qabtaa dhabarka marmar dhanka 2 daqayood xaniinyuhu aadbay siku badaleen marka loo eego siday ahaan jireen qan jidhada xagasha marbay bararta midda midigta lugta waxan kaloo layga hayaa qajidhada dareen kayguna waa uu yaryah xagga imada aad
SomaliDoc:
Xanuunno badan ayaa neerfaha lagu qaldaa waxaa ka mid ah infekshannada ku dhaca taranka, (xubinta taranka, xiniinyaha, qanjirka borostaatada ama qanjirrada xagasha) sidaa awgeed haddii aad isku aragtay in xiniinyaha ay is badaleen, qanjirrada ay bararaan iyo dareenkaaga oo liito waxay astaan u noqon kartaa cillad infekshan ah.
Marka waa in aad la xiriirtiaa takhtar baaritaan guud kugu sameeyo si loo ogaado meesha cillada ay kaa heysato, sababta qofka neerfe ahaan ugu dareemo ayaa ah, markuu infekshanka kugu daaho wuxuu u gudbaa murqaha kuwa bowdyaha badanaa, taas oo laga dareemo tabardarri qofkane wuxuu aaminaa in neerfe ay tahay.
Haweenka waa la mid iyagen infekshanka markuu ku daaho waxay dhahaan, lugaha tabardarri ayaan ka dareemaa oo socodka xittaa ma xamili karo.
Fadlan takhtar u tag, sida laguu haayo oo tafaasiilsan u sheeg, baaritaanno halugu sameeyo si aad daawo u heshid.
Caafimaad baan kuu rajaynayaa.
Jaamac123:
ASC DR jawaab majiraan wax kabuubyo ah oo aanla kulmay wali manajiraan wax jug ahoo aan xasuusto xaglaha mar ay ibarari jireen way jirtey lkn waxay ahyd markaan galo socod dheer lugta midigta waxaa jira isbedel aad iyo aad looga garan karo xaniinyah waliba xaniinta bidix waana ay daqnanayaan ama damqanayan xaniinyuhu add oo lama taaban karo dareena kaxagga nin nimada waxaa kajira dareen la aan waxaan lakulmay dhaqaatiir badan walina wax caafimaad ah lama kul min allaa cafimad leh daawooyin kala duwanna wan qaatay xataa midda daawo dhaqameedka mxaa aan samayn karaa dr?
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
Go to full version