Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: waxaan qabaa neerfe ama xididada i xanuunayo?
Jaamac123:
aad baad u mahad santahay dr talada aad isiisay iyo sida naxriista leh eed iilashaqayseen ha ahaato dhanka hagidda oo aad iaga caawinteen allaha idin caawiyo rd maxaa keena xanuun imaan kadareemo qanjidhada kuyala luga ?
SomaliDoc:
Qajirrada waxaa alle ugu talagalay in ay infekshanka iyo caabuqa jirka ay la dagaallamadaan, waxay soo daayaan dheecaanno difaca jirka sare u qaado, hadduu caabuqa ka xoog bato ama qofka muddo hayo way bararaaan, sidaas awgeed qanjir bararan wuxuu astaan u yahay cillad raagtay ama dhibaato weyn, waxyaabaha kale ee qanjirka barariyo waxaa ka mid ah xanuunada kansarka.
Infekshannada qaar way dillaaciyaan qanjirka sida tiibishada, bakteeriyada qaar iyo kuwa kalaba.
Jaamac123:
aslamucalaykum somalidoc sln kadib wadku mahadsan waa idiinka mahad celinayaa jawaabahad isoo siiseen iyo dhman sida wanagsan ee aad wax iigu faahfaahiseen hadda waxaan qabaa su aal maxaa lagu gartaa ama callamac u ah tbda gasha qanjirada ee gondolaria ? waxaan sheegay waraaqi hii hore ee aad iiga jawabteen inay xanuun kayga meelaha iigudaran inay kamidtahay qanjidhad iyagoon wax barar ah lahayn mahad sanidin
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso waxa lagu garto tiibiida qanjirrada gasho ee gondolaria: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3841.0.html
Jaamac123:
ASC SOMALIDOC waan idin salamay sln kadib wxaan idin weydiiyey suaalo badan wxaadna iga siiseen jawaabo aad ii anfacay iyo taloyn waxaan rabaa inaan idin weydiiyo maxaa calaamad u ah infaction ? samayn maku yeelan karaa inuu awooda ragga nimada ama hada qaado xaniin yaha wax mayeeli karaa ? mahadsanidin
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
[*] Previous page
Go to full version