Author Topic: Su'aal: Maxaa sababa lafaha o is xoqa?  (Read 3763 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Samar Ali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa sababa lafaha o is xoqa?
« on: July 17, 2015, 01:53:15 AM »
Asc eid mubarik su aashaydu waxa ay tahay maxaa sababa in lafuhu is xoqaan siiba kuwa daanka o marka la habaansando inta  ay isxoqaan sanqadh sameeyaan meesha ay isaga yimaadan ee ah dhagta horteeda waana hal dhinac




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa sababa lafaha o is xoqa?
« Reply #1 on: July 18, 2015, 11:24:14 AM »
Meesha aad cillada ka sheeganayo waa kalagoyska u dhaxeeya daanka iyo lafta madaxa ee daanka ka sarreysa waxaana loo yaqaanaa "Temporo-Mendibular Joint" cillad ma ahan in ay is xoqayso ee waa in labada laf ayaanan isku aadaynin markaa afka la xeraayo , sidaas ayayna shanqar ku samaysaa, waxyaabo badan ayaa keeni karo in cillad ka timaado halkaas, waxay ka dhalan kartaa cillad gows dambeedka ka socoto, cillad jug hadda ka hor kaa gaartay ama cillad in mid ka mid ah labada lafood ee kalagoyska sameeyo in ay cillad ka jirto.
Waxaad u baahan tahay in aad la xiriirto dhakhtar ku taqasusay ilkaha oo heesto raajo lagu ogaan karo cilladahaas.
Waxaa dhici karto haddii ay shanqartaas sii socoto in ay labada lafood ay isdhaafaan oo daanka xermi waayo ama furmi waayo intaba.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 63785
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 172153
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 116204
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 65094
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 70585
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig