Author Topic: Su'aal: Sonkorta oo hoos u dhacayso?  (Read 4306 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Samaale

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Sonkorta oo hoos u dhacayso?
« on: July 13, 2015, 06:24:54 PM »
 SCW.
RAMADAN WACAN.

AAD AYAAN IDIN SALAMAYA DHAMANTIIN.

suaashaydu waxay u dhacysaa sidatan .

waxaan la kulmay dhaqtar kayga waxuu iga qaaday dhiigag .
ka macanka laga eego , waxay fiiriyen sadex dii bilood oo u danbeeyay.
waxuu gadhay siday shegen 49 marka tirada loo eego.
mudo laba bil iyo bar ka dib dhiig kale ayaa layga qaday waxuu noqday 42 ama 6 .
ka hor intaan tagin dhiigi ugu horeyay waxaan aad u cuni jiray quraac ahaan yugarta macaan iyo rooti cad oojiis leh subax
walba .
markii dhiiga lay sheegay waan dhimay sonkorkii iyo yugertkiiba , waa markaa marka uu 42 ama 6 hoos ugu dhacay .
intaa ka dib waxaa bilabantay ramadaan waan sooma wax dhib badan ma dareemo , waliba anigoo gaas na leh .
marka tarawihda laga soo baxo waxan sugaa ilaa 3 da suxuurta , markay gaadho 1.30 waxii ka danbeeya waxaad mooda inay sonkortu hoos u dhacayso , one time  2.87 ayay noqtay intii ka danbeysay 3.8 ama 4.1 ayay noqotaa markaan cabiro .
waxaan u qaatay hoos u dhacan madama oon sonkortii aad u yareeyay ( waayo timir hal xabo ayaan ku afuraa macaan kalena ma cuno aan bariiska ka ahyn) inaan over reaction samaeyay . dhakhtarkii danbe waxuu yiri limitka ayad tagan tahay is ilaali dawo ma ku siinayo .  waxan lumiyay misaan in kastoo calool xanuunku mar mar igu keenu culayska dhaca.
ma sonkorba jirta mise wax kale  ?  maxaaan wax badhitaan ah oo kale samayn karaa .




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sonkorta oo hoos u dhacayso?
« Reply #1 on: July 18, 2015, 03:17:26 PM »
Samaale, su'aashaa ma cado, maxaa yeelay sonkorta waxaa la adeegsadaa laba cabiraad oo kala duwan mid waxaa lagu cabiraa mg/dl
midka kalane mmol/l.
Labada cabbir nooca aad isticmaashay ma muuqato midda kale, haddii xittaa la isku dayo in aan qiyaaso midda ay noqon karto.
tirada 6-ka ah waxay u badan tahay mmol/l, waana dabiici oo sonkor dhacsan ma jirto.
Midda 42-ga ah haddii aan dhahno cabbirta momol/l ayaad isticmaashay way kacsan tahay oo waa siyaado heerkaan marka ay gaartane qofka wuxuu galaa xaalad coma ama miirdabool sidaas darteed ma ahan sonkorta oo dhacsan.
Haddii aan dhahno 42-ga waa cabbirkii mg/dl, waa dhacsanaan siyaado ah iyadane qofka wuxuu galaa xaalad halis ah, haddiiba ay 60 ka hoosayso.
Sidaas awgeed su'aashaada kama jawaabi karo haddii aadan tirada oo sax ah oo wadato cabbirka aad isticmaashay ii sheegin.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal:- Qofku inuu Xannuunka Sonkorta Qabo Maka Dareemi Karaa Kaadidda Urkeeda?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 36262
Last post January 06, 2012, 10:02:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxa keena in xubinta taranka ragga ay hoos u qallocato?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8219
Last post March 03, 2016, 02:27:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay qooraha oo hoos u dheeraaday?

Started by Ugaas141Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 78599
Last post February 10, 2016, 05:23:25 AM
by Abu-ayub
Su'aal: Maxaa keena inu difaaca jidhku hoos u dhaco?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 11121
Last post May 19, 2012, 12:35:28 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xubinta taranka raga ee hoos u qaloocda?

Started by Axmed CumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7084
Last post June 13, 2018, 11:10:23 AM
by SomaliDoc