Author Topic: Su'aal: daaal farabadan iyo xawad xanuun?  (Read 3322 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Avv.Abdullahi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: daaal farabadan iyo xawad xanuun?
« on: July 19, 2015, 07:40:30 PM »
Dhaqtar dhiwatada i haysato ayaa ah
banooni marka aanla dheelayo asxabtayda daqiqado kudohooda horay ayaan ka daala waliba waxaa si daran ii xanuuna feeraha qeebta midigta xitaa feraha ma dhihi karo qeebtaas dhan ilaaa dhawarka ku aadan ayaaa aad ii xanuuno wadnahana aad ayuu ii garacmaa in aan horay ka nasto ayee noqoneee waan fadhiisata xanunkas iyo daalkas lawa bari waan iska dareema asxbtaydana malahan wax saas o kale
dhabar xanuuna waa uu ku jira lkn tan feraha hoostiisa ayaa igu daran


Iyo mararka qaaar waxaa dareema cuncun aad u daran oo jawiga iga dhuminaayo kaas oo sawabo mar aan socod ku daalo ama aan cabsado qof iga nixiyo cuncunkaas oo ilaa madaxa gacmaha iyo qoorta ayaan sifcn ugaga dareema daqiqado kadibna waa uu idayaa mararka qaarna waxa jiro oo igu soo noq noqdo isla daqiqado gudohood wax bararna ma iga soo maxaan ma finan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: daaal farabadan iyo xawad xanuun?
« Reply #1 on: July 22, 2015, 02:33:18 PM »
Arrinta ku saabsan feero xanuunka wax badan oo kala duwan ayay noqon kartaa, waxaa habboon in aad dhakhtar la xiriirtid, link-gaan hoose waxaad ka akhrisan kartaa xanuunada feero xanuunka keeno iyo sida lagu kala fahmo intaba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html

Midda kale ee ku saabsan cuncunka ka dhasho dhididka waa arrin la yaqaano ee ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2298.0.html

Haddii aad faahfaahin dheeraad ah u baahan tahay waad na soo waydiin kartaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 36911
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 36554
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 27070
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 45922
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 32791
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc