Author Topic: Su'aal: daawada TB da waa qaataa waana xanuunsanahay?  (Read 3207 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maxamuud115

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: daawada TB da waa qaataa waana xanuunsanahay?
« on: July 21, 2015, 07:33:50 AM »
asc >  muda bil ah ayaan qaata daawada tp da welina xanuun ayaan ka daremaya feeraha  muda intee la eg ayuu xanuunka iiga dhaman  karaa ?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: daawada TB da waa qaataa waana xanuunsanahay?
« Reply #1 on: July 22, 2015, 03:22:48 PM »
labada bil ee ugu horrayso waad sii dareemi doontaa xanuunka feeraha kaa hayo, qufaca iyo xittaa neeftuurka ama daalka, cunno xumidane way sii jiri kartaa.
Ku dadaal in aad daawada sida saxda ah u qaadatid oo aad labada bilood ee hore u sabartid, waa haddii si sax ah daawada laguugu billaabay.
Badanaa labada bil ee hore markii ay dhamaato waxaa la filanayaa in bakteeriayda tb-da ay candhuufta ka dhimato oo aadan dadka kale qaadsiin karin.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Daawada Macaanka "Diabates"?

Started by ShucaybBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14588
Last post June 05, 2015, 07:25:34 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Daawada bidaarta ee "Minoxidil"?

Started by QofcilmijecelBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 14151
Last post September 14, 2017, 05:06:20 PM
by drmire
Su'aal: Daawada lagu cadeysado oo ilkaha lagu nadiifiyo?

Started by Mo DigdigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13481
Last post June 23, 2016, 12:37:12 PM
by SomaliDoc
Daawada "Colgate" iyo Kansarka Mindhicirrada.

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 28754
Last post November 20, 2018, 03:32:30 PM
by SomaliDoc
Daawada Artesunate oo Bedesha Quinine Ayaa Sanad Kasta Badbaadin.. (WARBIXIN)

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 38856
Last post April 21, 2011, 08:48:49 AM
by Drkheyre