Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gacanta garabka iyo cududu meeshay iska galaan?

(1/1)

Iimaan:
Asc dhamaan bahda Dhaqaatiirta u adeegta bulshada meelkasta oo ay joogaan ku waara Caafimad, Cimridheer, Cibaado suuban

Hooyaday ayaa ka cabata gacanta garabka iyo cududu meeshay iska galaan marmarka qaarkood gacanta kor uma qaadi karto oo waa

xanuuneysaa

SomaliDoc:
Cilladaha ku dhaca kalagoysyada waxyaabo badan ayaa keeni karo, hadduu qofka da' yahayne kuma sii jirto ee fadlan takhtar u geey, raajo ama scan halaga saaro si loo ogaado cilalda waxay ay tahay, waxay noqon kartaa cudur riix, roomatiisam, lafo-beel ama cilald kalaba.

Ka faa'idayso qoraalladaan:
Kala-goysyo Xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=403.0
Riixa iyo Burbur Carjaw-laabatada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2190.0
Lafo Beelka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2132.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version