Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Timirta malaga qaadi karaa cudurka sonkorta?

(1/1)

Cali Asaaro:
asc doctr salaan kadib waxaa idiin waydiina waxaan aad u cunaa timirta subaxdi markaan soo tooso iyada ayaan ku quraacdaa ilaa 9 xabo oo timir ah, marka waxaan rabaa inaan ogaado timirta hadaan iska badiyo ma ii keeni kartaa cudurka sonkorta ama diabets.thnks

SomaliDoc:
Cudurka sonkorowga siyaabo badan ayuu ku yimaadaa oo ay ugu horrayso dhaxal, qofka qaab nololeedkiisa, xanuun kaga dhacay xubinta ganaca oo soo saarto maadada insulin-ta.
Weli la iskuma waaqafaqasano in sonkorta oo al badsado noocey rabto ha ahaato in ay sonkor ka dhalato ama macaan keeni karto.
Sidaa awgeed timirta waxay ka mid tahay cunnooyinka faa'idada u leh jirka waxaadna ka akhrisan kartaa halkaan faa'idadeeda: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5274.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version