Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Markaa gaadhiga raaco waan hunqaacaa?

(1/1)

Saleeban Axmed:
wll markaaan safar baxo gaadhigaa ayaan ku dhex dawakhaaa waaa hunqaacaaa maxaan sameeyaaa maxase keenaya inaan sidaaa noqdo

SomaliDoc:
Su'aashaada horay ayaa looga jawaabay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5655.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version