Author Topic: Su'aal: Maxaa keeno cudurka waraabowga?  (Read 4179 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Husni

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa keeno cudurka waraabowga?
« on: July 25, 2015, 08:56:44 PM »
marka hore aad aad ayaan idinku mahad celinayaa sida wanagsan aad iskugu howsheyn in aad dhoso bandhigtaan ama sare aad ugu qaataan aqoonteyna waana ku mahadsan tahiin dadaalkiina

Maxaa keeni karo cudurka waraabowga? maxaasa laku aqonsa karaa qofga qabo cudurkaas?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keeno cudurka waraabowga?
« Reply #1 on: July 28, 2015, 11:07:45 AM »
Halkaan ka ahkriso qoraal faahfaahsan oo aan uga hadalnay waraabowga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1339.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 55931
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 106941
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 57951
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 62273
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 28948
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc