Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Indhaha oo ibararan oo hadana guduudan?
SomaliDoc:
Caburka siyaabo kala duwan ayaa lagu fahmaa, in sanka uu ku xiran yahay ama aad afka ka dheefsato ama aad hurdada ku khuuriso adigoo horay u khuurin jirin ama sanqada (sanka dhinacyadiisa ama indhaha hoostooda ) ay ku danqanayaa markaa riixdid ama in duuf sanka ka yimaado markasto oo aad siifiso ama hawo ka soo saartid.
Waxyaabaha ugu badan ee keeno waa xanuunka "Sinusitis", akhriso qoraalkaan si aad u ogaatid in aad leedahay iyo in kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5636.0.html
Ashom:
Asc somalidoc.com
Dhakhatar aya u tegay.markaa utegay saacad yar iftiimeeyso oo madaxa hore laga furaa ayoo iiga fiirshay. Waxoona dhahay waxaa jiro elerji daran .waxoona iisoo qoray dawooyin kaan
1:dexatrol eye
2:trivarol
3:histargan
4:pheniramine maleate tablets I.p
Bal dawooyin kaan wax waaya aragnimo ah iyo wax dheeraad oo cilmi kororsi ah .
.......Kawarama....
,......thank you ......
SomaliDoc:
Waa daawooyin allergy, antibiotic iyo vitamin, daawada markaa dhamaysatid ku laabo dhakhtarka wixii isbadal iyo talo dheeraad ah kala soco.
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version