Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay cudurka neervaha?
(1/1)
Dr Caqil:
ascww salaan ka dib marka hore waxan u mahadcelinaya alle oo fursad ii siiyay inan webkan suaal ku waydiiyo dhakhaatiirta sharafta mudan marka labaad waxan u mahad celinaya dhakaatiirtayna oo karamada leh bulshadooda u adeegaya..
dr/drs waxan information iga siisan cudurka neervaha calamadihiisa qabka loo dhaweeyo iyo waxyalaha loogu hortagi karo....
dhamad
by:-dr caqil
SomaliDoc:
Fikrad faahfaahsan ka qaado waxa cudurka neerfaha uu yahay, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5549.0.html
Haddii aad su'aalo ka qabtid qoraalkaan, isoo waydii.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version