Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maamo mar kasta sheeganayso lafo xanuun?

(1/1)

Jaamac123:
asc somalidoc waxaan rabaa imaan su aalo idinka weydiiyo mamao hooyo weyn oo markasta sheeganayso laffo xanuun jooga ah sida lugah mxaa tala ah ood aad siin kartaan?
ama aan kula taccal naa

SomaliDoc:
Lafo xanuunka wuu noocyo badan yahay, wuxuu ka imaan karaa caabuq lafaha ah, xanuunka roomaatiisamka, riixa, lafo-beelka ama kaalsiyam yari intaba, fadlan maamada u geey takhtar si intaa looga baaro.
Haddii aad u baahan tahay warbixin dheeraad ah oo ku saabsan xanuuandaas, kha akhriso halkaan:
1- RIIXA: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2190.0.html
2- XUBNO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html
3- JILBO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3654.0.html
4- FIBROMYALIGA: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2543.0.html
5- DHABAR-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,588.0.html
6- LAFOBEEL: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html
7- MURQO-XANUUN: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version