Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kiniinka Viagra?

(1/1)

Sayid:
Asc ugu horeyn waxaan u mahadnaqayaa dhakaarti kibrada leh ee ka hawl gala webkan.
runtii Waxaad wadaad khayr aad u wayn ee alle haydin ku daro miisaanka xasanaadka .

Su'aashaydu waxa ay tahay waxaan ahay wiil 26 jir ah Oo xaas ah sidaa daraadeed waxay dhib wayn iga haysataa Xaga galmada oo aan degdeg u biyobaxo marka waxaan isticmaalaa kiniinka Viagro anigoo awood ka  raadinaya marka arintan miyay wax saamayn ah ay ku yeelanaysaa Mustaqbalka ?
talabaad wax aan arinkan wax iga badala ma jiraan?

Dhamaantiin waan idiin mahad celinayaa thanks alle haydin sharfo caqliga iyo cudubana alle haydiin barakeeyo

SomaliDoc:
Midda hore ee ku saabsan saameynta daawada Viagra, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3443.0.html
Midda ku saabsan biyo-baxa degdegga ah, halkaan ka akriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version